waxaan rabaa inaan halkaan kaga hadlo warbixin ku saabsan assegment aan soo xaliyay iyo feedback ku saabsan oo ilaa 5 page gaaraayo. -home.html : waxaan kaga hadlay warbixintayda oo kooban sida magaceyga ilhaam iyo da,adeyda. iyo heerkeyga waxbarashada shahaadoyinkaa heysto iyo xirfadaheyga iyo heerkaaan tiigsanaayo mustaqbalka oo aan rabo inaan waxbarashada aan ka gaaro . -jaamacada : oo aan kaga hadlay jaamacada ummada somaaliyeed oo aan ardayda kamid ahay. waxaana qoray warbixin kusaabsan sida: faculty ay bixiso jaamacada taariikhdeyda iyo waqtigii la"asaasay iyo meelaha laga heli karo. -xaafada : oo ann kaga hadlay xaafadeyda soonakey oo ka tirsan dagmada hodan gaar ahaan gobolka banaadir . waxaa kaloo ku xusan iney leedahay isbitaalo,moll iyo goobo waxbarasho. -contact : oo ah meelaha la igala soo xariiri karo sida : Email: ilhaanxayesi59@gmail.com Facebook: IlhaanMohamedHashi WhatsApp: +252612611666 ...