A. Yaa hormariyay HTTP/2? HTTP/2 waxaa horumarisay Internet Engineering Task Force (IETF), taas oo ah hay’ad caalami ah oo ka shaqeysa horumarinta borotokoollada internetka. HTTP/2 waxa uu salka ku hayaa SPDY, oo ay Google sameysay si ay u dedejiso loading-ka bogagga webka. B. Goorma ayaa HTTP/2 la daabacay sida standard la aqoonsan yahay? HTTP/2 waxaa si rasmi ah loo daabacay bishii May 2015, ka dib markii RFC 7540 loo ansixiyay sidii standard rasmi ah ee HTTP/2. C. Saddex hab oo HTTP/2 u yareeyo dib u dhac (latency) oo uu bogagga webka uga dhigo kuwo si dhakhso ah u furmaya : 1. Multiplexing (Dhowr codsi hal mar wada socda) • HTTP/1.1 wuxuu bog kasta u dirayaa hal codsi markasta, taasoo keeneysa in codsiyada badan ay saf u galaan (queue). • HTTP/2 wuxuu u oggolaanayaa in dhowr codsi hal mar la isku diro, taasoo si weyn u dedejineysa furitaanka bogagga. 2. Header Compression (Yaraynta xogta la dirayo) • HTTP/1.1 wuxuu ku celceliyaa ...
A. Waa maxay ujeedka website-ka? Ujeedka website-ka AI Somalia waa inuu kor u qaado fahamka iyo adeegsiga caqliga farsameysan (Artificial Intelligence) ee Soomaaliya. Waxay diiradda saaraan cilmi-baaris, hal-abuur, iyo horumarinta teknolojiyada AI si wax looga qabto caqabadaha bulshada. B. Yaa loogu talagalay website-kan? Website-kan wuxuu ujeedkiisu yahay in uu gaaro cilmi-baarayaal, ardayda wax ka barata AI iyo teknolojiyada, ganacsiyada raba inay adeegsadaan AI, iyo guud ahaan dadka xiiseynaya caqliga farsameysan ee Soomaaliya. C. Ma u muuqataa in website-ku gaaray dadkii loo qorsheeyay? Maxaad u malaynaysaa? Waxaa suurtagal ah inuu gaaray qayb ka mid ah dadkii loo qorsheeyay, maadaama ay bixinayaan tababaro iyo macluumaad muhiim ah. Si kastaba ha ahaatee, adeegsiga AI wali ma ahan mid si ballaaran looga fahamsan yahay Soomaaliya, sidaas darteed waxaa laga yaabaa in website-ku u baahanyahay wacyigelin dheeraad ah si loo gaarsiiyo dad badan. D. Ma kuu faa’iido badan yahay website-kan...
Comments
Post a Comment